Maxkamadda sare ee Kenya oo Go’aan rasmi ah kasoo saartay Doorashadii Madaxweynaha

Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa goordhaw go’aamisay in sax tahay hannaankii loo maray doorashadii guud ee dalkaasi, gaar ahaan tan Madaxweynaha oo guddiga doorashada horey u shaaciyeen in uu ku guuleestay William Ruto. Musharaxii laga guuleestay Raila Odinga ayaa maxkamadda sare u gudbiyay dacwad ka dhan aheyd doorashada, waxaana maalmo badan oo socotay dhageysiga … Continue reading Maxkamadda sare ee Kenya oo Go’aan rasmi ah kasoo saartay Doorashadii Madaxweynaha